maashays
(m.l)

ld maanshayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maashays

maashayn [m.l]
eeg maashee. ld maashays.

maasha [Xiriiriye | Conjunction]
(nax.) Xiriiriye tilmaamaya waxa ku dhashay sabab. Tus. “Maasha xaashiyuhu duule ee dabayl baa jiidday”. ld maansha.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg