maasuud
(m.l) (-dyo, m.dh)

Bir weyn oo libaax-badeedka lagu dilo marka badda laga soo saaro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maasuud

maasuudi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Libaax - badeed maasuud ku dilid.

maasuudin [m.f.dh]
eeg maasuudi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg