maati
(m.dh)

ld maato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maati

aroomaatig [m.l] (-gyo, m.dh)
(kiim.) Iskudhis orgaanig ah oo dhiskiisu ka koobanyahay giraamo bensiin ah.

awtomaatig [m.l]
Qalab isawada oo iskiis u shaqeeya. ld awtomaatiko, otomaatig.

awtomaatiko [m.dh]
ld awtomaatig.

dhammaati [m.l]
Xarig saddex dhudood ah oo wax lagu rarto.

dhaqmaati [m.l]
ld dhaqmaad².

furmaati [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F.ah: salab, hu' iwm oo laga furtay qof la diley ama la qabtay.

imaatin [m.l]
ld imaasho.

maato [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Dadka intiisa tamarta yar sida carruurta, waayeelka, iyo haweenka. 2. ld maati. Warqadaha turubka mid ka mid ah oo wax nin u eg ku sawiranyahay, mar kastana raaci karta; jookar.

otomaatig [m.l] (-gyo, m.dh)
Matoor keligiisa is wada.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg