maaxid
(m.f.dh) (-day, -dday)

eeg maax².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maaxid

duud-dhadhaabeed [m.l] (-dyo, m.dh)
(jool.) Duud bataax ama dhadhaab ah oo in yar ka hooseeya badda ama wabiga dushiisa, oo khatar ku ah bad maaxidda.

gumaaxid [m.f.dh]
eeg gumaax². ld gumaax¹ (2).

mayl badeed [m.l] (-lal ..., m.l)
(juqr.) Halbeeg fogaansho ee lagu isticmaalo maaxidda badda oo la eg dhererka hal daqiiqo (1') ee tigraar goobo weyn oo ku sawiran isfeer la bed ah dhulka; mayl badeed waa 6,080 ft. ugu dhawaan.

maax [m.dh]
Biyo badan oo ceel ku jira, oo dhulka hoose ka soo baxay.

maax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Biyo dhex marid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg