maaxin
(m.f.dh)

eeg maaxi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maaxin

maax [m.dh]
Biyo badan oo ceel ku jira, oo dhulka hoose ka soo baxay.

maax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Biyo dhex marid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg