maaxo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-xday, -xatay)

1. Ceel maax yeelasho. 2. gabay, hees oo badan iwm allifid. 3. Ku m.: wax horey la isugu ama la isu faray dib u soo xusuusasho. 4. Biyo calowsan kala miirmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maaxo

maaxasho [m.f.dh]
eeg maaxo. ld maaxad.

sumaaxo [m.dh]
Shimbir weyn oo shimbiraha rabshiga dhiga ka mid ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg