maaxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax maax yeshay ahaansho (ceel).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maaxsan

maaxsanaan [m.f.dh]
eeg maaxsan. ld maaxsanaansho.

maaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. eeg maaxsanow. 2. ld maaxsanaan.

maaxsanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Wax maax yeshay noqosho (ceel).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg