maaxsanow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)

Wax maax yeshay noqosho (ceel).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maaxsanow

maaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. eeg maaxsanow. 2. ld maaxsanaan.

maaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax maax yeshay ahaansho (ceel).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg