maayliin
(m.dh) (-no, m.dh)

(c.nafl.) Lakab ka samaysan walxo dux ah oo ku wareegsan, danabeed ahaan ugu dahaadhan dhambaal, dire unugyada lafdhabarleyda badankeeda iyo unug dareenwadaha qaar ka mid ah lafdhabarla'da. ld mayliin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maayliin

mayliin [m.dh] (-no, m.dh)
ld maayliin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg