mabsuudi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld maqsuudi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mabsuudi

mabsuudid [m.dh]
ld maqsuudid.

mabsuudin [m.dh]
ld maqsuudin.

maqsuudi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid maqsuud ka dhigid. ld mabsuudi.

maqsuudid [m.f.dh]
eeg maqsuud². ld mabsuudid.

maqsuudin [m.f.dh]
eeg maqsuudi. ld mabsuudin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg