macaamilo
(m.l)

ld macaammilo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macaamilo

macaamiloo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld macaammiloo.

macaamilood [m.l]
ld macaammilood.

macaammilo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Dhaqan; falfal. 2. Xiriir wanaagsan oo dad badan dhex mara. ld macaamil, macaamilo, macaammil, macbil.

macaammiloo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
1. Ku m.: hab gaar ah ku dhaqmid. 2. La m.: cid si wanaagsan ula dhaqmid. ld macaamiloo.

macaammilood [m.f.dh]
eeg macaammiloo. ld macaamilood.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg