macaammiloo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

1. Ku m.: hab gaar ah ku dhaqmid. 2. La m.: cid si wanaagsan ula dhaqmid. ld macaamiloo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macaammiloo

macaamiloo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld macaammiloo.

macaamilood [m.l]
ld macaammilood.

macaammilood [m.f.dh]
eeg macaammiloo. ld macaamilood.

macaammil [m.l]
ld macaammilo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg