macaammilood
(m.f.dh)

eeg macaammiloo. ld macaamilood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macaammilood

macaamilood [m.l]
ld macaammilood.

macaammilo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Dhaqan; falfal. 2. Xiriir wanaagsan oo dad badan dhex mara. ld macaamil, macaamilo, macaammil, macbil.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg