macaanaan
(m.f.dh)

eeg macaan³. ld macaanaansho, macaani (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macaanaan

carrabmacaanaan [m.f.dh]
eeg carrabmacaan. ld carrabmacaanaansho.

carrabmacaanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld carrabmacaanaan.

macaanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg macaanow. ld macaanaan.

macaani [m.dh]
1. Dhaqan qof leeyahay. 2. ld macaanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg