macaanee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -neysay)

Wax macaan ka dhigid. ld macee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macaanee

macaaneyn [m.f.dh]
eeg macaanee. ld macaaneys, macayn, macays, micayn, micays.

macaaneyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Cunto cabbitaan iwm wax macaaneeya ku darsasho. ld macayso.

macee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ceeyay, -ceysay)
ld macaanee.

macaan [m.l]
1. Dhadhanka sonkorta, malabka, xalwada iwm. 2. Dhadhan kasta oo carrabku jeclaysto.

macaan [m.f.dh]
eeg mac². ld macaansho, maci.

macaan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax dhadhan carrabku aad u jeclaysto leh ahaansho (cunto, cabbitan). 2. Qof aad u dabci wanaagsan ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg