macaaneyn
(m.f.dh)

eeg macaanee. ld macaaneys, macayn, macays, micayn, micays.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macaaneyn

macayn [m.f.dh]
ld macaaneyn.

macays [m.l]
ld macaaneyn.

macaane [m.l]
Dhuuni inta dhadhanka macaan leh; macmacaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg