macaaneyso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Cunto cabbitaan iwm wax macaaneeya ku darsasho. ld macayso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macaaneyso

macaaneysasho [m.f.dh]
eeg macaaneyso. ld macaaneysad, macaaneysi, macaysad, macaysasho.

macayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld macaaneyso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg