macaanow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)

1. Wax macaan noqosho (cunto, cabbitan). 2. Qof dabci wanaagsan noqosho. ld macow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macaanow

macaanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg macaanow. ld macaanaan.

macow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld macaanow.

macaan [m.l]
1. Dhadhanka sonkorta, malabka, xalwada iwm. 2. Dhadhan kasta oo carrabku jeclaysto.

macaan [m.f.dh]
eeg mac². ld macaansho, maci.

macaan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax dhadhan carrabku aad u jeclaysto leh ahaansho (cunto, cabbitan). 2. Qof aad u dabci wanaagsan ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg