macaansad
(m.l)

ld macaansasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macaansad

macaansasho [m.f.dh]
eeg macaanso. ld macaansad, macaansi.

sokor [m.dh]
Dhacaan aad u macaan oo geedka qasabka laga miiro, oo inta la farsameeyo laga dhigo budo badanaa cadcad oo wax lagu macaansado. ld son-kor.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg