macaansasho
(m.f.dh)

eeg macaanso. ld macaansad, macaansi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macaansasho

dhadhanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax dhadhankooda macaansasho. ld dhadhenso, dhandhanso, dhandhenso, dhedhenso.

macaansad [m.l]
ld macaansasho.

macaansi [m.l]
ld macaansasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg