macaanso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Wax dhadhankiisa jeclaysasho. 2. Sheeko, salaax, iwm u bogid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macaanso

macaansasho [m.f.dh]
eeg macaanso. ld macaansad, macaansi.

macaan [m.l]
1. Dhadhanka sonkorta, malabka, xalwada iwm. 2. Dhadhan kasta oo carrabku jeclaysto.

macaan [m.f.dh]
eeg mac². ld macaansho, maci.

macaan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax dhadhan carrabku aad u jeclaysto leh ahaansho (cunto, cabbitan). 2. Qof aad u dabci wanaagsan ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg