macaash
(m.l)

1. Faa'iidada laga helo badeeco la gaday. 2. Badeeco.

macaash
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-shay, -shtay)

Ka m.: macaash ka helid; faa'idid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macaash ↴

macaashi [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
Cid macaash u oggolaan.

macaashid [m.f.dh]
eeg macaash².

macaashin [m.f.dh]
eeg macaashi.

macaashle [m.l]
Qof badeeco yar rogrogta.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg