macaashid
(m.f.dh)

eeg macaash².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macaashid ↴

macaash [m.l]
1. Faa'iidada laga helo badeeco la gaday. 2. Badeeco.

macaash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Ka m.: macaash ka helid; faa'idid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg