macaashle
(m.l)Qof badeeco yar rogrogta.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macaashle ↴
macaash [m.l]
1. Faa'iidada laga helo badeeco la gaday. 2. Badeeco.
macaash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Ka m.: macaash ka helid; faa'idid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg