macaawino
(m.dh) (-ooyin, m.l/-naad, m.l/dh)

Kaalmo; taageero. ld macaawinad, mucaawinad, mucaawino.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macaawino

macaawinad [m.dh]
ld macaawino.

mucaawinad [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld macaawino.

mucaawino [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld macaawino.

tagaabo [m.dh]
1. Kaalmo; waxtar; taageero; macaawino. 2. ld tagaabeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg