macaluuli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Nafley caateysiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macaluuli

macaluulid [m.f.dh]
eeg macaluul². ld macaluulis².

macaluulin [m.f.dh]
eeg macaluuli. ld macaluulis¹.

macaluulis [m.l]
ld macaluulin.

macaluulis [m.dh]
ld macaluulid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg