macsaro
(m.dh)

1. Saliid m. ah: saliid sisin lagu sameeyay. 2. ld macsarad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macsaro

macsarad [m.dh] (-do, m.l)
Saliid cunto oo laga helo miraha geedka sisinta marka la shiido. ld macsaro (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg