macsuum
(m.l)

Qof martiqaad loo fidiyey.

macsuum
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-uunay, -uuntay)

Cid marti qaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macsuum

macsuuman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof la macsuumay ahaansho.

macsuumid [m.f.dh]
eeg macsuum².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg