macsuuman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Qof la macsuumay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh macsuuman

macsuum [m.l]
Qof martiqaad loo fidiyey.

macsuum [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-uunay, -uuntay)
Cid marti qaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg