mad'hab
(m.dh) (-bo, m.l)

ld mad-hab.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mad'hab

maaliki [m.l]
(dii.) Qofka mad'habta maalikiyada haysta; maalikiyadu waxay ka midtahay afarta mad'habood oo waa weyn oo Islaamka, waxaana asaasay Imaam Maalik (715-795 M.).

mad'hab [m.dh] (-bo, m.l)
ld mad-hab.

xanafiya [m.dh]
Mad-hab ka mid ah afarta mad'habood oo waaweyn oo Islaamka, waxaana asaasay Imaam Abu Xaniifa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg