mad-hab
(m.dh) (-bo, m.l)

(dii.) Afarta dugsi oo waaweyn ee fiqiga Islaamka middood (Xanafi, Shaafici, Xanbali iyo Maaliki). ld madhab.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mad-hab

maaliki [m.dh]
(dii.) Afarta mad-habood oo waaweyn ee diinta Islaanka mid ka mid ah.

xambali [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. Nin rumaysan ama raacsan mad-habta Xambali. 2. Afarta mad-hab ee diinta islaamku u qaybsan tahay middood.

mad'hab [m.dh] (-bo, m.l)
ld mad-hab.

mahdab [m.dh]
ld mad-hab.

shaafici [m.l] (-ciyaal, m.l/dh)
Qof raacsan mad-habta shaaficiga ee fiqiga diinta Islaamka.

shaafici [m.dh]
Afarta mad-habood ee fiqiga Islaamka middood.

xanafi [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Qof raacsan mad-habta Imaam Abu Xaniifa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg