madaali
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Badar iwm madaal ku cabbirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madaali

madaalin [m.f.dh]
eeg madaali. ld madaalis.

madaalis [m.l]
ld madaalin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg