madaalis
(m.l)

ld madaalin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madaalis

madaalin [m.f.dh]
eeg madaali. ld madaalis.

madaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Weel badarka iwm lagu cabbiro. 2. Badar dhan hal madaal muggis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg