madaar
(m.l)

1. Gadgaddoonka iyo taaha uu qof buka sameeyo xanuun awgiis. 2. Cida ay sameeyaan xoolo ilmohooda u soo insaarixinaya.

madaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

1. Qof buka, xanuun awgiis taah iyo gadgaddoon samayn. 2. Xoolo ilmohooda u soo insaarixin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madaar

madaarid [m.f.dh]
eeg madaar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg