madaarid
(m.f.dh)

eeg madaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madaarid

madaar [m.l]
1. Gadgaddoonka iyo taaha uu qof buka sameeyo xanuun awgiis. 2. Cida ay sameeyaan xoolo ilmohooda u soo insaarixinaya.

madaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Qof buka, xanuun awgiis taah iyo gadgaddoon samayn. 2. Xoolo ilmohooda u soo insaarixin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg