madaddaali
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid maawelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madaddaali

cayaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Madaddaali tab iyo xeel leh waqti isku dhaafin. 2. Fal, jaan iyo jiib leh habeen waqti isku dhaafin. 3. Tartan kubbad, orod iwm. ka qaybqaadasho. 4. Kaftan dhihid.

cayaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax ciyaar ku madaddaalin. ld ciyaari².

cayaarsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Wax ciyaar ku madaddaalin. 2. Qof tababbarid (askaro). ld ciyaarsii.

madaddaalin [m.f.dh]
eeg madaddaali. ld madaddaalis.

madaddaalis [m.l]
1. Maaweelinta cid la maaweeliyo. 2. ld madaddaalin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg