madaddaalin
(m.f.dh)

eeg madaddaali. ld madaddaalis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madaddaalin

cayaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax ciyaar ku madaddaalin. ld ciyaari².

cayaarsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Wax ciyaar ku madaddaalin. 2. Qof tababbarid (askaro). ld ciyaarsii.

madaddaalis [m.l]
1. Maaweelinta cid la maaweeliyo. 2. ld madaddaalin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg