madaddaalis
(m.l)

1. Maaweelinta cid la maaweeliyo. 2. ld madaddaalin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madaddaalis

madaddaalin [m.f.dh]
eeg madaddaali. ld madaddaalis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg