madaddaalo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Wax xiiso leh oo waqtiga la isku dhaafiyo.

madaddaalo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-aashay, -aalatay)

Wax xiiso leh waqti isku dhaafin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madaddaalo

cayaar [m.dh] (-ro, m.dh)
1. Madaddaalo tab iyo xeel loo dheelo leh oo ay dadku waqtiga isku dhaafiyaan. 2. Fal, jaan iyo jiib leh oo ay dhallinyaradu habeenkii waqtiga iskudhaafiyaan. 3. Tartan kubbad, orod iwm. 4. Kaftan aan run ahayn. ld ciyaar¹.

maararrow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax madaddaalo ahaan waqtiga isugu dhaafin.

madaddaalasho [m.f.dh]
eeg madaddaalo². ld madaddaalad.

Khiyaali [m.dh/m.l]
eeg madaddaalo. madaddaalo

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg