madalbaaji
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Meel lagu ballamay ka maqnaasho (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madalbaaji

madalbaajin [m.f.dh]
eeg madalbaaji. ld madalbaajis.

madalbaajis [m.l]
ld madalbaajin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg