murji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Xarig iwm si xun isugu marid. 2. Arrin iwm waxaan la xallin karin ka dhigid. 3. Cid murugo gelin. ld murgi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murji

murgi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld murji.

murgin [m.dh]
ld murjin.

murjin [m.f.dh]
eeg murji. ld murgin.

murjis [m.l] (-syo/murjis, m.dh)
Waran yar oo af dhuuban leh.

murjis [m.dh]
Geed-abaareed buuraha korkooda ka baxa oo xoolaha lagu dhacariyo.

mųr [m.l]
Xubinta taranka ee haweenka.

mur [m.l]
Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.

mur [m.dh]
Wadiiqo yar.

mur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ka m.: orod cid kaga dheereyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg