murjis
(m.l) (-syo/murjis, m.dh)

Waran yar oo af dhuuban leh.

murjis
(m.dh)

Geed-abaareed buuraha korkooda ka baxa oo xoolaha lagu dhacariyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murjis

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg