murjuc
(m.l) (-cyo, m.dh)

Ilmo yar oo markaas dhashay; muluq. ld murjuq, murjux.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murjuc

muluq [m.l] (-lqo, m.l/muluq, m.dh)
Ilmo da'diisu ka yartahay (6) lix bilood; murjuc.

murjuq [m.l]
ld murjuc.

murjux [m.l]
ld murjuc.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg