murke
(m.l) (-kayaal, m.l/dh)

Weel yar oo xoolaha lagu maalo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murke

mųr [m.l]
Xubinta taranka ee haweenka.

mur [m.l]
Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.

mur [m.dh]
Wadiiqo yar.

mur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ka m.: orod cid kaga dheereyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg