murkuco
(m.dh)

ld murguco¹.

murkuco
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-cday, -catay)

ld murguco².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murkuco

murguco [m.dh]
Lafaha kalaggoysyada. ld murgoco, murkuco¹.

murguco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-cday, -catay)
1. Xubnaha kalagoysyada lafaha dhaadheer kala maroojin jug ku gaarsiin. 2. Ka m.: arrin sidii loo rabay ka marin habaabid. Tus. “Arrintii cali waa ka murgucatay”. ld murgaco, murkuco².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg