murmi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid muran gelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murmi

jikaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Xaqiiq jirta ka murmid. 2. Ku j.: Qof inuu wax sameeyo ku khasbid.

jikaartan [m.l]
1. Murmidda xaqiiq jirta laga murmo. 2. ld jikaartamid.

jikaartan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Xaqiiq jirta ka murmid.

murmid [m.f.dh]
eeg muran².

murmin [m.f.dh]
eeg murmi.

mųr [m.l]
Xubinta taranka ee haweenka.

mur [m.l]
Kalluun aad u yaryar oo markaas ugxantii ka baxay oo lullumada qaabkeeda leh.

mur [m.dh]
Wadiiqo yar.

mur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ka m.: orod cid kaga dheereyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg