murmid
(m.f.dh)

eeg muran².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murmid

jikaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Xaqiiq jirta ka murmid. 2. Ku j.: Qof inuu wax sameeyo ku khasbid.

jikaartan [m.l]
1. Murmidda xaqiiq jirta laga murmo. 2. ld jikaartamid.

jikaartan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Xaqiiq jirta ka murmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg