murqaami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld marqaami.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murqaami

marqaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Marqaan gayeysiin (qof). ld marqaansii, murqaami.

marqaamid [m.f.dh]
eeg marqaan². ld murqaamid.

marqaamin [m.f.dh]
eeg marqaami. ld marqaansiin, marqaansiis, murqaamin.

murqaamid [m.dh]
ld marqaamid.

murqaamin [m.dh]
ld marqaamin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg