murqaan
(m.l)

ld marqaan¹.

murqaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay)

ld marqaan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murqaan

marqaan [m.l]
1. Farxad iyo firifircooni laga helo cunida qaadka. 2. M. ah: qof ay ka muuqato farxad iyo firfircoon qaad uu cunay dartii. ld murqaan.

marqaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
Qaad cuniddiisa farxad iyo firfircooni ka helid (qof). ld murqaan².

marqaansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax marqaamay ahaansho (qof). ld murqaansan.

marqaansanaan [m.f.dh]
eeg marqaansan. ld marqaansanaansho, murqaansanaan, murqaansanaansho.

marqaansanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Wax marqaamay noqosho (qof). ld murqaansanow.

murqaansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld marqaansan.

murqaansanaan [m.dh]
ld marqaansanaan.

murqaansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld marqaansanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg