mushaalliyee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-yeeyay, -yeysay)

Badar mushaalli ka dhigid. ld mishaariyee, mushaariyee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mushaalliyee

mishaariyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
ld mushaalliyee.

mushaalliyeyn [m.f.dh]
eeg mushaalliyee. ld mishaariyeyn, mushaariyeyn.

mushaariyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
ld mushaalliyee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg